Hangoolnews.com
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Taageeray Shirkii GARXAJIS ShirKii Ciidagale-na Dib U Dhigay
June 21, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa taageeray in wakhtigiisa la qabto shirkii beelaha Garxajis isaga dib u dhigay shirkii uu maalintii dhawayd ku dhawaaqay ee beesha Ciidagale, Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS
Latest News