Hangoolnews.com
Daawo: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay  Dekadaha Uu Itoobiya Siyey Iyo Nuxurka Ku Duugan Heshiiska 
June 20, 2018 - Written by Hangool News 1

Daawo: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay  Dekadaha Uu Itoobiya Siyey Iyo Nuxurka Ku Duugan Heshiiska

Hargeysa(Hangoolnews) Madaxweynaha somaliya maxamed cabdiklaahi farmaajo oo waraysi gaar ah sinayey warbaahinta ku hadasha afka dawllada somaliya ayaaa sheegay in dan iyo mihiimmad gaar ah uu u leyahay heshiiska dekadaha Itoobiya iyo somaliya,waxna madaxweyne farmaajo ka dhawaajiyey in xiligan loo baahan yahay maalgelin iyo heshiisyo ganacsi oo somaliya la gasho dunida,isla markaana ay soo dhowaynayaan cid kasta oo danaynaysa maalgelinta somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

COMMENTS
Latest News