Hangoolnews.com
Daawo:- Boqor Buur-Madow Oo Aayad Qur’aana Ku Fasiray Xadhigiisa Sheegayna In Wallaalo Reer Miyi Ahi Xidheen
June 20, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Boqor  Cismaan AW Maxamuud ayaa goor dhawayd xorayadiisii dib u helay waxaana uu ku soo baxay Cafis Madaxwayne Buur-madaw ayaa sheegay in xadhigiisii uu u arkayay nasasho halka uu intaasi ka dib uu aayad quraana ku fasiray xadhigiisii waxaanu sheegay in ay heleen wallaalo badaw ahi

 

COMMENTS
Latest News