Hangoolnews.com
“Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Raali Ayey Ka Tahay In Hawada Somaliland Lagu Wareejiyo Soomaaliya” Xoghayaha Duulista Xisbiga WADDANI
June 19, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Xoghayaha duulista xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Nuuradiin Ibraahim Aw Cabdi ayaa sheegay inay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi raali ka tahay in hawada Somaliland lagu wareejiyo oo laga maamulo Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS
Latest News