Hangoolnews.com
Dumarka Hargeysa oo bartay sare u qaadidda dhaqaalaha qoyska
June 19, 2018 - Written by Hangool News 1

Waxa lagu soo gabogabeeyey magaalada Hargaysa tabobar u socday haween qoysaskoodu danyar yihiin oo la barayey sare u qaadidda dhaqaalaha qoyska, xirfadda cunto karinta iyo waxyaabaha kale ee ka caawin kara kor u qaadidda dhakhligooda.

Tababarkaas oo socday shan maalmood waxaa bixinaysay hay’adda Intarnational Finances Co-operation oo xidhiidh la leh baanka adduunka.

Tababarkan ayaa noqonaya mid haweenku haddii ay ku dabakhaan noloshooda gaar ahaan qoysaska dan yarta ah in wax wayni iska badali doono nolashooda dhaqaale

COMMENTS
Latest News