Hangoolnews.com
Dawladda Soomaaliya Oo Maxakamadda ICJ U Gudbisay Jawaabta Dacwadii Muranka Badda Ee Kenya U Dhaxaysay
June 19, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Dowladda Soomaaliya ayaa gudbisey dokumenti ay kaga jawaabeysey eedo cusub oo ay ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada badda ee Kenya iyo Soomaaliya.

Mas’uuliyiintii saaka gudbiyey jawaabtan waxaa ka mid ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi, Halkan hoose kaga boggo warkan

COMMENTS
Latest News