Hangoolnews.com
“Hal Dal Oo Mid Ah Ayaan Noqonaynaa, Annaguna Deked La’aanta Ayaan Ka Baxeynaa” Raysal Wasaraaha Itoobiya
June 18, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Raysal Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed Ali oo daraad  booqasho saacado qaadatay ku yimid magaalada Muqdisho, isla markaana heshiis ku saabsan maalgashiga afar dekedood ay wada galeen Madaxweyne Farmaajo ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedka safarkiisa iyo heshiiska.

Dr. Abiy Ahmed Ali ayaa markii uu dib ugu laabtay magaalada Addis Ababa la hadlay Telefishinka Qaranka Itoobiya EBC, ayuu ku sheegay in Madaxda Soomaaliya isku afgarteen inay hal dal noqdaan.

Halkan ka daawo faahfaahinta warkaasi oo dhameystiran 

COMMENTS
Latest News