Hangoolnews.com
Shirkadda Dahabshiil Oo Si Adag U Beenisay Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq
June 17, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maamulaha shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ee magaalada Boosaaso Yaasiin Beeldaaje (Yasin Beldaje), oo Shirjaraa’id ku qabtay magaaladaasi ayaa waxa uu beeniyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca Baarlamaanka Puntland, oo Dahabshiil ku eedeeyay inay Dhaqaale ku taageertay Xukuumada Somaliland

COMMENTS
Latest News