Hangoolnews.com
Dibad Baxayo Lagu Taageeraayo Dagaalka Tuke-raq Oo Maanta Lagu Waddo In Ay Ka Dhacaan Magaalooyinka Puntland
June 17, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka waa weyn ee deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in  maanta  la qorshaynayey dibad bax lagu taageerayo dagaalka gobolka kaa soo ay qaban qaabinayso wasaarada arrimaha guddaha iyo amniga Puntland.

Garowe, Boosaaso, Kar-kaar, Gaalkacyo, Buhoodle, iyo Dhahar ayaa lagu wadaa dhammaan in uu saacadaha soo socda ka dhaco dibad bax lagu taageerayo ciidamada difaaca Puntland ku waasoo ku sugan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

COMMENTS
Latest News