Hangoolnews.com
Dagaalkii Deegaanka Tuke-raq Ee Somaliland Iyo Puntland Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Maamulka Puntland
June 17, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddiga Difaaca ee maamul gobolleedka Puntland ayaa soo dhoweyn u sameeyay Ciidamo kasoo jeeda gobolka Sool oo ku biiray Ciidanka Puntland ee ku sugan aaga Tukaraq, Wasiiro iyo xildhibaano ayaa halkaasi ka hadlay

COMMENTS
Latest News