Hangoolnews.com
DAAWO: Warbixin Laga Diyaariyey Xaaladda Guud ee Degmada Sallaxley oo Shalay Duufano Ka Dhaceen.
June 17, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xaaladda guud ee degmada Sallxaley ayaa hadda degan kadib roobab khasaare gaystay oo ka da’ay shalay. Xukuumadda Somaliland ayaana la gaadhay gargaar hordhac ah dadkii duufaantaasi ku wax yeeloobay.

 

COMMENTS
Latest News