Hangoolnews.com
“Dalka Difaaciisa Iyo Xorrayntiisaba Waa In Loo…” Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Baaqay Dagaalka Ka Dhan Ah Somaliland
June 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka gobolleedka Puntland ayaa shacabkiisa iyo ciidammadiisa ugu baaqay inay u diyaar-garoobaan dagaal ka dhan ah Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweyne Ku-xigeenka

COMMENTS
Latest News