Hangoolnews.com
Hawl-wadeenada Shabakadda Hangoolnews Waxay Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyaynayaan Munaasibadda Ciidul-Fidriga
June 14, 2018 - Written by Hangool News 1

 Dhammaan hawl-wadeennada shabakadda wararka HANGOOLNEWSwaxay akhristayaashooda qiimaha badan leeyihiin CIID WANAAGSAN.

Shaqaalaha iyo maamulka shabakadda HANGOOLNEWS waxay halkan hambalyo farxaddeed uga dirayaan dhammaan ummadda islaamka ah meel walba oo ay joogaan munaasiba ciidul-fidriga awgeed waxaanay leeyihin
Sannado badan oo kheyr ah Ilaahay ha innagu simo. Aamiin. Caafimaad ku ciidda meel kasta oo aad joogtaan.

 

Alle haynaga aqbalo dhammaan acmaashii kheyrka lahayd ee aynu soo qabanayn bishii barakaysnayd ee ramdaanta. Amiin.
Ciiddan ciiddeeda ku gaadha nabad qab, caafimaad qab, cibaaddo suuban iyo barwaaqo.

COMMENTS
Latest News