Hangoolnews.com
Guddoomiyaha Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Magaalada Laascanood + Khasaaraha Ka Dhashay
June 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa ka hadlay rabshado maanta ka dhacaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, Guddoomiye waxa uu sharaxay waxa sababay rabshadaahaasi iyo khasaaraha ka dhashay, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News