Hangoolnews.com
“Warka Uu Leeyahay Sacad Cali Shire Somaliland Iyo Puntland Wada-hadal Ayaa U Socda Waa War Been Ah…” Maamulka Puntland Oo Si Adag U Beeniyay Hadal Ka Soo Yeedhay Xukuumadda Somaliland
June 12, 2018 - Written by Hangool News 1

Afhayeenka maamul gobolleedka Puntland Cabdillahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) ayaa waxa uu si adag u beeniyay hadal maanta ka soo yeedhay wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire.

Halkan hoose ka DAAWO hadalka afhayeenka

COMMENTS
Latest News