Hangoolnews.com
Maxkamadda Ugu Sarraysa Dalka Sucuudiga Oo Shaacisay Maalinta La Ciidayo
June 12, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Maxkamadda ugu sarraysay dalka Sucuudiga ayaa sheegtay in la ciidayo maalinta khamiista ee toddobaadkan.

Maxkamadda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay inay bishan shacbaan ay ku dhammaanayso 29 maalinta ciidanu ay ku beegan tahay Khamiista.

Halkan hoose ka DAAWO warbixin uu SAAB tv ka diyaariyay arrintan

COMMENTS
Latest News