Hangoolnews.com
Hanti Dhowraha Guud Ee Somaliland Oo Markii Labaad Baadhis Ku Samaynaya Maayarka Gabilay Oo Musuq-Maasuq Lagu Eedeeyay
June 12, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xafiiska Hanti dhowraha guud ee Somaliland ayaa markii labaad baadhis ku waddo Maayarka Degamadda Gabilay oo Xildhibaanada golahaasi ku eedeeyeen Musuqmaasuq.

Hanti dhowrka  ayaa waxaa ay qaateen oo ay baadhis ku samaysnayaan buuggaagtii iyo risiidhadii yaalay xarunta dowladda hoose ee Gabilay waxaana ay noqonaysaa markii labaad ee baadhis lagu sameeyo maayarka gabilay Maxamed Amiin

Intii ay jiray xukumadda Muuse Biixi.

Lama oga wali waxaa ay heleen iyo halka wax u marayaan midna hanta dhowraha,

Waxaasi jirta oo kaliya inta la hubo in baadhistan ay sababteeda lahaayeen xildhibaano ka tirsan golahaasi oo maayarka ku eedeeyay Musuqmaasuq iyo wax is-daba marin.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News