Hangoolnews.com
Akhri:- Dowladda Somaliland Oo Aqbashay Wadda Hadalka Maamul-Goboleedka Putland Iyo Cabdi Wali Gaas Oo Shuruud Adag Hor Dhigay
June 12, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wali waxaa socda dadaalo xoogan oo la doonayo in lagu joojiyo colaada ka dhex oogan Jamhuuriyada Somaliland iyo Maamul-goboleedka Putland oo dhawaan uu dagaal ku dhex maray deegaanka Tuka-raq ee gobolka sool.

Urur-goboleedka IGAD iyo Qaramada midoobay ayaa waxaa ay ka hawl galeen sidii dagaalka loo baajin lahaa looguna badali lahaa wadda hadal sidda warar xogo-gaal ahi Hangoolnews  xaqiijiyeen Waxaa Talo soo jeedinta iyo in la wadda haddlo ba ogolaada Madaxwayne Muuse Biixi, halka Cabdi Wali Gaas shuruud adag hor dhigay IGAD iyo Qaramada Midoobay oo uu ku wargaliyay ka hor wadda hadalka ay Somaliland ciidankeeda kala baxdo Tuka-raq, talaabadan ayaa waxaa aad ula yaabay beesha caalamka waxaana laga yaabaa in culays la saaro Madaxwayne Gaas.

Madaxwayne Biixi ayaa hore u sheegay in aan ciidanku dib u soo noqon doonin

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News