Hangoolnews.com
Deg Deg Daawo:- Ciidan Ka Goostay Somaliland Oo Baneeyay Saldhigoodii Iyaga Oo Ku Biiray Maamul Goboleedka Putland
June 10, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Ciidankii Saldhiga Booliska ee Degmadda Talleex  oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa ka goostay Saldhigoodii waxaanay shaaciyeen iyaga oo xidhan astaanta Ciidanka Booliska Somaliland in ay maanta laga bilaabo ka mid noqonayaan Ciidanka Putland,

Inkasta oo Ciidankan tiradoodu iyo saanada ay la tageen waynayn haddana waxaa laga cabsi qabaa in ay noqoto waddo furantay oo Putland ka Faa,idaysato

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News