Hangoolnews.com
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Khaatumo Oo Safar Ku Yimid Magaalada Hargeysa
June 7, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Maxamuud Cali Ibraahim ayaa socdaal ku yimid Magaalada Hargeysa, waxaanu ka hadlay ujeedada safarkiisa, Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS
Latest News