Hangoolnews.com
Faa,idooyinka Akhrinta Aayatul Kursiga, Mustafe Jaamac Yuusuf
May 28, 2018 - Written by Hangool

(1)-akhri markad Aad kabaxeyso gurigada 70,000 oo malaa,ig ayaa hareeraha kaa ilaalineysa

(2)-akhri marka Aad galeyso gurigada faqiirnimo gurigaga maso gali doonto

(3)-Akhri markad weysesato kadib ,70 jeer ayuu Alle darajo kor kuugu qaadaya

(4)-Akhri markad seexaneyso ,waxa ku ilaalin doono Malag illaa habenkas oo dhan

(5)- Akhri salaadaha waajibka kadib , adiga iyo jannada waxa idin dhexeya kaliya waa dhimasho.

COMMENTS
Latest News