Hangoolnews.com
Faa’iidoonyin Xab-xabka Ama Qaraha
May 27, 2018 - Written by Hangool News 1

Xabxabka oo hal axili soo go a oo badanaa ku began xilga ramadaanta ,kaas oo faaiidooyin badan oo jismiya iyo nafaqo ahaana u leh dadka, gaar haan bisha ramadaan , xabxabku wax uu door muhiim aha ka ciyaaraa isku keenida jidhka waqtiga jilaalikii waayo wax uu ka kooban yahay iskudhisyo badan oo biyo ah,kuwaas oo jidhka sababa in uu dabco.

Waxa uu hoos udhigaa uuna khafiifiyaa haraadka , BOTASHIMKA ,iyo vitaminad A1, B1, B6, C, waxaana kale oo ku jirta ,magniisam . xadiid iyo naxaas, waxaanu yareeyaa haradk iyo darajada haraadka ee waqtiga soonkii .

Macaha caalmaha oo ka hadalay xabxabka waxa uu

sheegay in uu xabaxabku leeyahay faaiidoon badan uun aka kooban yahay 95% biyo isku Milan ,waxaana si aad ah ugu yar dufanka,milixda , iyo macdanaha iyo fitamiinada ,A,I, G,B , waxaanu si aad ah iskugu keenaa jidhka biiyaana haraadka , bilqiyaana jidhka , waxaa kale oo ku jira curiyaal kale oo ay ka kid ka yahiin (baytokolroliin , walikabiin, ) kuwaas oo ka horttaga kulaylka qoraxda, waxaanu wanaajiyaa dheefshiidka iyo mindhiqirooyinka ,waxaa kale oo uu yareeyaa cadaadiska dhiiga ,waxaanu faaiido u leeyahay miisaamaida hoormoonada jidhka, waana wax kaliya ee lagu yaran karo miisaanka jidhka ku kordha, waxaanu nadiifiyaa kalyaha ,

Gabogabdii

Xabxabka ama qarah waa in dadow aad si aad ah u cuntaan waqtigan oo aynu soomanahay , waayo waa khudrad illahay inoogu talogalay in aynu ka faa iidno, waayo , waxaa ba laga yaaba in aanu qofku haleelin bilaha kale, faa-iidada uu inoo leeyahayna lama soo koobi karo,

By: khadar adam aw muuse

mixile190@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News