Hangoolnews.com
Akhri:- Horyaalka Yurub: Liverpool Iyo Real Madrid Kooxdee Bay Guushu Raacaysaa?
May 26, 2018 - Written by Hangool News 1

Waxaa caawa magaalo madaxda Ukraine ee Kiev ka dhici doonta ciyaarta kama dambaysta ah ee horyaalka Yurub oo aad loo sugayey saadaal badanna laga sii bixinayey sida ay ku dhamaan doonto.

Ciyaartu waxay dhex mari doontaa labada kooxood ee Liverpool oo Ingiriis ah iyo Real Madrid oo reer Spain ah.

Hadaba labadan kooxood ayaa ah laba kooxood oo aad u adag ayna adag tahay sidda loo saadaaliyo, waxaasi jira in Liverpool oo ingiriiska ka socotaa ay xooga saarayso in ay u suurto gasho in ay ku guulaysato horyaalka Yurub oo aanay ku soo dhawaan halka Real Madrid-na ay u diidan tahay in ay booskeeda ka soo dhaqaaqdo si ay saaxiib ula sii ahaato guul-darada,

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News