Hangoolnews.com
Daawo: “Waxaanu Maanta Idiin Cadaynayanaa In Aanu Qaranka Somaliland Ku Kala Qaybsanayn Difaaca Dalka…..” Madaxwayne Ku Xigaanka Somaliland
May 17, 2018 - Written by Hangool

Hangoonews:- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kala duwan oo iskugu jiray madaxwayne ku xigeenadii hore ee dalka iyo saraakiil ka socda xisbiyada dalka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin xaalada dalku marayo waxaanu yidhi:-

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News