Hangoolnews.com
Daawo: “Muddo Shan Maalmood Ah Waxaa Da,aya Roobab Waawayn Waxaana Laga Baqayaa In Ay Dhulka Xeebaha Ah Ay Fatahaadi Soo Gaadho” Faysal Cali Sheikh
May 17, 2018 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Hayadda Aafooyinka Dabiiga ah Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in laga cabi qabo saacadaha soo socda in ay da,aan roobab dabaylo xoogan wata kuwaas oo laga yaabo sidda uu sheegay inay fatahaad ku keenaan dhulka xeebaha ah.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News