Hangoolnews.com
Daawo:- “Arrintaasi Waa Dhiig Bax Qaranka Ayay Ceeb Ku Tahay Ummadda Ayay Kala Qaybinaysaa If Iyo Aakhiraba Waa Lagu Seegayaa, Xalayna Madaxwaynahu…” Cabdiqaadir Jirde
May 17, 2018 - Written by Hangool

Hangoonews:- Guddomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde ayaa ka hadlay waxyaabahii ay ka wadda hadleen xalayto madaxwayanaha Somaliland Mudne Muuse Biixi Cabdi waxaanu sheegay in xalayto madaxtooyada layskugu yeedhay dadkii talo qabeenka ahaa…

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News