Hangoolnews.com
“Dagaalka Ceel-Afweyn Ka Soo Noq-Noqanaya Lama Wadaago Ee Reer Ayaa Ka Dambeeya ….” Xildhibaan Ka Tirsanaa Guddigii Dhaariyay Beelaha Ceel-Afweyn Oo Wax Badan Fashiliyay
May 16, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews.com:- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland kana mid ahaa guddigii kacanta isku soo saaray labada beelood ee walaalaha ee dirirtu ku dhex-marayso deegaanka Ceel-afwey ayaa farta ku fiiqay cidda ka sababta uu ah uu mar kale dagaal ka qarxo deegaankaasi

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xukuumadda iyo shacabka reer Somaliland ugu baaqay in gacanta la saaro cidda ka dambaysa dagaalkan soo nqonoqday,

Halkan hoose ka DAAWO warkan

COMMENTS
Latest News