Hangoolnews.com
Dhoola-Tuska 18may Oo Imika Ka Bilaabaya Badhtaha Caasimadda Jamhuuriyada Somaliland iyo Hangoolnews Oo Aad Si Toosa Ugula Socon Karto
May 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Waxaa imika lagu jiraa oo Ciidamada kala duwan ee qalabka sida ee waddankani ay u diyaar garoobayaan sidii ay u samayn lahaayeen dhoolo-tus ay ugu talo galeen in ay soo bandhigaan maanta oo la xusayo 18May.

Hadaba Hangoolnews.com waxaa uu ugu buraashaynayaa akhristayaashiisa kala duwan in ay si tooda ugala socon karaan inta ay socoto xuska maalintani

Sanad wacan

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News