Hangoolnews.com
“Ciidanka Somaliland Guulo La Taaban Karo Ayay Ka Gaadheen Dhammaan Jihooyinkii Laga Soo Weeraray…” Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalka Soomaaliya Ku Soo Qaaday Somaliland
May 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay xuska maalinta Qarannimada Somaliland ayaa sheegay in ciidamada Qaranku guul ka gaadheen dagaalka ay ku soo qaadeen ciidamada Soomaaliya.

COMMENTS
Latest News