Hangoolnews.com
DAAWO: “Waxaan Xaqiijinayaa Inaan Kursiga Xildhibaannimo Anigu Leeyahay” Maxamed Muuse Abees oo Ka Hadlay Muranka U Dhexeeya Isaga iyo Xuseen Axmed Caydiid.
April 16, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-Maxamed Muuse Diiriye, wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa ku doodaaya inuu xaq u leeyahay kursiga la isku hayo ee xildhibaannimada ee uu banneeyey Marxuum Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyooday.

COMMENTS
Latest News