Hangoolnews.com
Akhri:- Qorshaha 120 Maalmood Ee Dhici-Soobay, Muujinta Wax-Qabadka Iyo Wax-Qaladka Xukumadda Muuse Biixi Cabdi
April 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwayanaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxkhtigii Olaha doorashada Balan Qaaday in haddii uu ku guulaystay Talada Dalka uu samayn doono horumar la taaban karo 120 maalmood ee ugu horeeya Xukumaddiisa.

Hadaba Hangoolnews ayaa waxaa uu idinla wadaagi doono waxyaabahii uu qabsoomay iyo kuwii la qaldan 120 Maalmood ee wali qiilka loo hayn.

Geesta kale waxaan idiin soo bandhigi doonaa waxyaabayaha dhicisaabay ee Madaxwayne Muuse Biixi uu inta badan sheegi jiray in uu wax ka qabanayo.

N:B:- waxaan geesta kale aan soo dhawaynaynaa waxii aragta ah ee aad haysaan oo aad nala waddaagi kartaan

Fillasho Wacan

Hangoolnews

COMMENTS
Latest News