Hangoolnews.com
Daawo: Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Oo Ka Hadlay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday
April 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews(Hargeysa):- Taliyaha guud ee ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland sarreeye guuto Cabdi Xirsi ayaa ugu horeyba tacsi u direy saraakiil ka tirsan ciiudanka ilaalada xeebaha Somaliland oo maalinimadii shalay ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay deegaanka Xamaas ee Gobolka Saaxil.

 

Taliye Cabdi Xirsi iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in ay ka xun yihiin geerida ku timid saraakiishaasi.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan 

 

 

 

Hangoolnews – Hargeysa, Desk 

COMMENTS
Latest News