Hangoolnews.com
Daawo: Suxufiyiin Shaqada Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Laga Joojiyay Oo Raalli Gelin Bixiyay
April 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews(Hargeysa) Suxufiyiintii uu dhawaan wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Gur-barwaaqo shaqada ka joojiyey ayaa raalli-gelin ka bixiyey khaladaad ay sheegeen in ay wasaaradda warfaafinta ka galeen.

Suxufiyiinta oo raalli-gelinta bixinaya halkan ka daawo

 

 

 

Hangoolnews – Hargeysa Desk

COMMENTS
Latest News