Hangoolnews.com
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Ciidamo Badan Oo Soomaaliya Soo Dhoobtay Xuduuda Somaliland
March 31, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangool news:-Guddoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ka hadlay ciidamo badan oo ay Soomaaliya soo dhoobtay xuduuda Somaliland waxaanu sheegay in laga digtoonaado arrintaasi

COMMENTS
Latest News