Hangoolnews.com
Daawo : Madaxwayne Muuse Biixi iyo weftigii uu hoggaaminaayey oo gaadhey dalka Imaaraadka Carabta.
March 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Daawo : Madaxwayne Muuse Biixi iyo weftigii uu hoggaaminaayey oo gaadhey dalka Imaaraadka Carabta.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley

Waxaana Madaxweynaha waxaa madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo katirsan dawlada imaaradka carabta waxaanay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da garoonka, iyagoo iska xog wareytay xidhiidhka labada dal ka dibna madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay

 

Halksan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News