Hangoolnews.com
Daawo:- “Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Ugu Saraysa Degmadda Daarasalaam Ee Waqooyiga Hargaysa
March 8, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka  waramay xidhiga ay ciidamada Boolisku xidheen Guddomiyahii, ku xigeenkii iyo xoghayahii fulinta ee Degamadd Daarasalaam ee waqooyiga hargaysa taas oo uu sheegay in loo xidhay Musuq maasuq.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News