Hangoolnews.com
Daawo:- “ Dhimashadu Waxay Gaadhay 37 Qof Iyo Hal Askari Dhaawacu Wuxuu Kor U Dhaafay 70 Ruux  Mana Jiri Doono…..” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
February 24, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa gaadhay Degmadda Ceel-afwayn si xal loogu helo Colaad ka dhex taagan laba beelood oo halkaasi wadda daga waxaanu sheegay wasiirku in dadkii halkaasi ku dhintay ay gaadhayeen 37 Ruux

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News