Hangoolnews.com
Daawo:- Xabaalo Wadareedo Laga Helay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargaysa Iyo Balaadhka Ay Ku Aasan Yihiin Oo Dadka Lahi Ay Dalbadeen In Laga Saaro
February 22, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Daloodho waa xaafad ku taala waqooyiga Magaalada Hargaysa waxaana laga laga helay Xabaal wadareeyo ay dalbadeed dadkii dhulkaasi lahaa in laga saaro Maydadkaasi oo sidda ay sheegeen dadkii daganaa halkaasi ay Xasuuqeen Taliskii Siyaad Barre

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News