Hangoolnews.com
Daawo:-“ Eddo Dhaqaalaha Xageen Ka Keenaa Anigii Baa Yaabanaaye.. Cidkasta Oo Wax Iga Sheegta Waan Saamaxay” Wasiirkii Hore Ee Maaliyada
February 22, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-Wasiirkii Hore ee Maaliyada Marwo Samsan Cabdi Aadan oo la hadlaysay Eryal Tv ayaa sheegtay in aanay aan tagin Xamar ee ay Dubai joogto waxaanay iyadoo iska difaacaysa in lacag laga dhacay ay ku dabo jirto ay sheegtay in xataa aana shidaal ka qaadin jirin labadii wasaaradood ee ay soo martay,

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News