Hangoolnews.com
Akhri:- Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Xil aan Shaqaynayn Oo Uu Ku   Raali-Galiyo Mid Ka Mid Ah Beelaha Hargaysa Dega
February 22, 2018 - Written by Hangool News 1

Hanngoolnews:- Madaxwaynaha Somaliland Ninka Macagiisa la yidhaaho Muuse Biixi Cabdi ayaa Digreeto uu soo saaray ku magacaabay  Masab aan shaqaynayn  oo ah Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay. Waxaana dhamaan bulshada Somaliland ay ka dharagsan tahay in aanay Qaramada Midoobay aqoonsanayn jirtaanka dalka  Somaliland, halka isla waddankuna aanu kursi ku  lahayn xarunt Golaha Amaanka,

Madaxwayne biixiwaddankani ayaa wakhtigii Ololaha sheegay in uu illaalinayo dhaqaalaha waddankan Masuulkan ayaan soo kordhinayn waxaan ahayn in uu qaato mushar ah  Mustafayn looga jeedo in la tuso  Beesha uu ka soo jeedo in liiskii maanta cidi ugu jirtay.

Dhankale waxaa ay talaabadan muujinaysaa in aanu aqoon badan u lahayn Muuse Biixi siyaasada arrimaha dibadda Somaliland mar haddii uu magacaabay kursi aan ka jirin Qaramada Midoobay

Masuulka Xilkan loo magacaabay ayaa ka soo jeeda Beesha Degta Koonfurta Hargaysa gaar ahaan Degmadda Axmed Dhagax

Hangoolnews.com

 

COMMENTS
Latest News