Hangoolnews.com
Daawo:- Dab Xoogan Oo Qabsaday Qaybo Ka Mid Ah Guryaha Ku Yaal Badhtaha Suuqa Degmadda Ceer-Gaabo Iyo Dadwaynaha Oo Gadood Dab-Damis La,aan Ah Muujiyay
February 21, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Markii Afaraad ayaa Dab xoogani ka kacay qaybo ka mid ah guryaha ku yaal Badhtamaha Degmadda Ceergaabo waxaan ku guulaystay Bakhtiinta dabkaasi dadwaynaha ku nool magaaladaasi oo sheegay in aanay Degmaddu lahayn Dab-damis waxaanay baaq u direen Xukumadda  Dhexe iyo Dowladda Hoose ee Degmaddaasi

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News