Hangoolnews.com
Daawo:- “ Ceelasha La Qoday Ee La Tijaabiyay Madaxwayne Ku Xigeenkan Imikanu Masuulka Ka Ahaa.. Mashruucoodiina Dadka La Siiyay Anigu Yeeli Maayo..” Xildhibaan Caalin
February 21, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan Cabdiraxaan Cismaan Caalin oo ah Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in ay u yeedhi doonaan wasiirka biyaha si wax looga waydiiyo Mashruucii Biyo Balaadhinta Xunbo wayne oo uu sheegay in uu fashimay, dhinaca kale waxaa uu sheegay in Xildhibaanku aanu qaadan karayn in la yidhaahdo  Ceelashii oo la jitaabiyay oo hayaddo badani ilaalinayeen madaxwayne ku xigeenka imikanu masuul ka ahaa uu fashilmay mashruucaasi waa sidda uu yidhiye

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News