Hangoolnews.com
Layla Maxamed Nuur Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay U Sharaxan Tahay Jagada Musharaxnimo Ee Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland
February 13, 2018 - Written by Hangool News 1

Layla maxamed Nuur ah xildhibanad u taagan jagada musharaxnimo ee doorashada golahay wakiilada gobolka sanaag doorashada ka dhici doonta 3/2019 dalka somalinad ayaa maanta shaacisay inay u sharaxantahay Xildhiban kana sharaxantahay Xisbiga Kulmiye Layla ayaa ah shaqsi hawl kar ah aqoonyahanadna ah waa shaqsiyada u qalanta buuxinta jagada xildhibanimo ee degankeeda gobolka sanaag. Aqoonyahan ka dhalinyarada odayaasha iyo dhamaanba bulsho weynta Ku dhaqan ayaa si diiran u soo dhawaysay musharaxnimada Layla waxayna Ku riyaaqeen inay tahay Layla qof uu gobolku u baahna waxbadana ka qaban doonta baahiyaha aasaasiga ah ee gobolka sanaag ka jira .waxay na Ku balan qaaden inay codkooda siin doona musharax Layla marka LA gaadho wakhtiga codaynta doorashada

waa xildhibaanadii ugu horaysay ee shaaca ka qaaday  in ay u tartamayso jagada musharaxnimo ee golaha wakiilada somaliland

 

 

COMMENTS
Latest News