Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaan U Fahanay Caydii Shalay Ee Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki In Uu Ku Xalaashanayo Guriga Ku Xiga Ee Agoontu Leedahay” Xisbiga Ucid
February 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo xanaf ah oo uu Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan Golaha Wakiilada uu hawada u  mariyay Guddomiyaha Xisbiga Ucid waxaanu sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu doonayo Balaaki in uu ku  xalaashado hadalkaasi Guri ay leeyahii  Agoon oo ku dhagan Bakhaar uu ku leeyahay Degmadda Wajaale ee Gobolka Gabilay waa sidda uu  Yidhiye

Halkan ka Daawo:-

 

 

 

 

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa  sheegtay in aanay ka wasaarad ahaan wax lug ah ku lahayn Da,yarta waddanka ee Ciidamada Qadar loo qaadanayo waxaanay sheegtay in howshaasi ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu Leedahay

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News