Hangoolnews.com
Daawo:- Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Dadwaynaha Oo Dareen Adag Ka Muujiyay Cashuur Lagu Kordhiyay
February 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Hangoolnews:- Ganacsatada ku nool Magaalada Boorama ayaa Mudaharaad iskugu soo baxay waxaanay cabasho xoogan ka muujiyeen Cashuur ay sheegeen in si xad-dhaaf ah loogu kordhiyay waxaanay sheegeen in dowlada hoose ay arrintaasi ka dambayso

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News