Hangoolnews.com
Daawo:- Gaadhi Muddo Afar Cisho Ah Ku Jiray Biyaha Badda Barbara Oo Laga Soo Saaray Iyo Gaadiidlayda Oo Walaac Xoogan Muujisay Marsadaasi
February 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Gaadiidka Noociisa loo Yaqaan Shaamboo-xayraanka ayaa muddo afar cisho ah ku jiray Biyaha Dakadda Barbara waxaana ay sheegeen Gaadiidlaydu in dayacnaan badani ka jirto dakadda oo cid kuu gurmataa aan jirin

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News