Hangoolnews.com
Daawo:- Abaan-Duulaha Labaad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kala Wareegay Haweenka Suuqa Idaacada Subag Iyo Timir Loogu Talo Galay Ciidanka Jiidda Hore
February 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews;- Abaan-duulaha labaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa kala wareegay Haweenka ka Ganacsada Suuqa Idaacada ee magaalada Hargaysa Subag iyo Timir loogu talo galay ciidanka Jiida hore.

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News