Hangoolnews.com
Daawo:- Warbixin Murugo Badan Oo Laga Diyaariyay 4 Inamood Oo Walaalo Ah Kuwaas Oo Araga Naafo Ka Ah Kuna Nool Gobolka Togdheer
February 8, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Warbixin aad u murugo badan ayaa laga diyaariyay Aabo iyo Afar wiil oo oo dhalay kuwaas oo Araga naafo ka ah kuna nool Gobolka Togdheer.

Afartan inamood ayaa aabahood danyar yahay waxaanu bulshada ka codsaday in la  Caawiyo, hadaba haddii ayaa Caawinaysid Akhriste illaahay dartii ugu hagaaji Telefoonada ku qoran warbixintooda

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News