Hangoolnews.com
Daawo:- Cadaymo Fadeexado Musuq-Maasuq Oo Dul Hoganaya Maayarka Caasimad  Iyo  Weedhahii Uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ka Yidhi Wax Is-Daba Marinta
January 31, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Akhristayaashayada waxaan la wadaagi doonaa warbixin kooban oo aan ku samaysnay musuq dul hoganaya Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” iyo weedhahii uu madaxwayne Muuse Biixi ka yidhi Musuqa, waxaa kale oo aanu idiin haynaa Cadaymahan iyo kuwo kale oo lagu lunsaday dhul ku yaal Suuq-yada Gobonimo iyo Waaheen oo ah meelaha ugu qaalisan Hargaysa,

waxaaan idiin balan qaadaynaa in aanu idiin soo gudbin doono Cadayno Jeegag lacag lagula baxay sidii aanu horeba idiinku balan qaadnay,

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News