Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dowladda Oo Digniin Dul Dhigay Shaqaalaha, Iyo  Amaro Uu Faray
January 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dowladda Sharmaarka Geele ayaa waxaa uu faray dhamaanba shaqalaha Dowladda in ay qaataan Kaadhka Dhalashada waddanka waxaanu faray in ay fuliyaan shuraadaha uu soo bandhigay..

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News